Profile
Name
Xaas Iyo Hooyo Ali
Description
Subscribers
117K
Subscriptions
Friends
Channel Comments
|
edebsansidiihooyadeed4898
(4 minutes ago)
1) ixtiraam
|
|
malmihiiwacnaawaysoosocdan3809
(9 minutes ago)
Macaan badaney ilahay haku sharfo intaas iyo inkale badanba waan sameyay laakiin waxba waan kaga wayay waxaana ahay hada hooyo single mother ilahay mid khayr qabo oo intaasba garanayo allahay ha isiyo anigiyo intii ila mida adigana allaha ku barakeyo walashey quruxey
|
|
AbdirahmanSomali
(17 minutes ago)
Gabadh caqli usaaxiiba oo waxbadan og
|
|
faultylog3713
(27 minutes ago)
My advice to all the woman out there with a good man, never ever talk nice of your man to other woman, woman would do anything to snatch your man
|
|
sareedo8184
(31 minutes ago)
Masha allaah waa gabadh caqli badan ani wan ka waynahy lakiin sidaada camal ayaan ahaa ilaa hada odaygayga wan isku faraxsnahy ayeyo iyo awowe ayan nahy masha allah
|
|
garaadsan.6191
(47 minutes ago)
Abaayo macaan never talk about your personal life publicly hadda waxaa laga yaaba Ninkaan inuu fiirsado uu secrets kaaga ogaado dadkana ay kucayuumaan familkaaga quruxda badan.Naaga badan oo Nin la'an heyso ayaa buuxaan iyo Niman badan oo iskaabulo ah
|
|
suuban12ehaaji77
(51 minutes ago)
Mansha allah abaayo aniga 14sano october ayeey noobuuxsamee. Is ku mid ayaanahay alxm allow reeraha noo barakeey
|
|
axmedcalixaashi8879
(1 hour ago)
Gabadhaam waa iga qoslisiisay kulahaa ninka wayn ee guriga kuu jooga ilma haagu ka mid yahay waa runteed
|
|
myrajochannal2
(2 hour ago)
Masha Allah sax ayad ka hadashay qeer allaha ku siiyo
|
|
ugasoamah5200
(2 hours ago)
Mashallah xaas ma ihi balse goordhow Ayan rajaynaya mahadsanid wax bdn Ayan Ka faaiiday xajikyga Insha Allah wanadada Kula dhaqmaya ama sixirka xalasha aad no shegtay
|
|
husseinhaji9746
(19 hours ago)
Run ahaantii wali maan guursan lakin gabadha aan guursan doono shuruudaha aan ku xidhi doono waxaa ka mid inay Channelkan soo fiirsato oo casharada ka soo barato.
|
|
faisalomar3
(10 hours ago)
Gabdhan. Wax badan ayee ka ogtahay Ragga walaahi waa run aniga ma jecli sheeko iyo hadal badan marka shqada ka imaado. RESPECT ama Xushmada waa muhiim guriga aadan ku dareemayn xushmad iyo Aabanimo Guri la'aaan aa dhaaanto !!!!!!
|
|
xaalixalane2317
(6 hours ago)
ala kumanaan like hadii ayjiri lahayd gabadhaan waa ku xaaqi lahaa iyo waxkabadan wallaahi shukran xabiibtii sirtaan noo soo badi sixirka xalaashaa waa iga qosolsiisa abaayo macaan wali gabar baa ahaye laasim inaan traynin sii qaato sobadi casharkaan hacaajisin
|
|
aymannoah4673
(10 hours ago)
"Shanciyaal ayaa iijoogto afar yaryar iyo abaabohood" So funny
|
|
nasteha2002
(5 hours ago)
Asc waa markii iigu horesay e vedio aan comment ka bixiyo mansha allaah jasaakalaah.
|
|
qadroqaalichannel7560
(11 hours ago)
Thanks xabiibti ,sixirka xalaasha ah iga dheh
|
|
kamalabdullahi61
(21 hours ago)
Aniga xaaskayga wax walba wan wan siiya Alle ha idaayo
|
|
sadiks.9871
(9 hours ago)
Wow you are so smart. Maashaa Allaah. Ilaah adiga iyo xaajigaaga haysku kiin daayo oo caafimaad iyo cimri dheer haydin siiyo.
|
|
thebluebutterfly76
(6 hours ago)
sister you are one of the best somali youtubers I like the contents of you channel
|
|
hayaatyusuf8843
(3 hours ago)
Masha allah sister I love this tips
|
Add comment